Somaliland oo qodobo ka soo saartay xalinta khilaafka ka taagan doorashada (Sawirro)

Golaha Wasiirada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxaana lagu lafo-guray arrimo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo doorashooyinka. Ugu horayn goluhu wuxuu xusay in Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasaddu iyagoo raacaya xeerarka dalka u dejisan ay dhamaystireen … Continue reading Somaliland oo qodobo ka soo saartay xalinta khilaafka ka taagan doorashada (Sawirro)